Dalalka reer galbeedka oo ka qeyliyey gantaal ay soo saartay Iran

Dalalka reer galbeedka ayaa Qaramada Midoobay uga digay iney Iran sameysaneyso gantaal ay riddadiisu dheer tahay oo awood u leh inuu qaado Niyukilarka, taasina ay tahay mid ka horimaneyso qaraarki golaha ammaanka ee qaraada midoobay. Warqad ay si wadajir ah u soo qoreen dalalka Britain, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa lagu sheegay iney Iran tijaabisay gantaalka … Continue reading Dalalka reer galbeedka oo ka qeyliyey gantaal ay soo saartay Iran